Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida dalalka dhaqaalaha hooseeya ama saboolka ah ay ula tacaalayaan cudurka Coronavirus, iyo sida dalalka horumaray ee dhaqaalaha ballaaran ay u taageerayaan. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xuseen.