Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dareenka Yurub iyo cabsida ay ka qabaan madaxtinimada Donald Trump afarta sana ee soo socota.
Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta doorashooyinka Mareykanka iyo soo-galootiga, oo Soomaalida ay ku jirto. Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.
Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha shidaal sahminta iyo soo saarista Soomaaliya, iyo inta ay le’egtahay rajada laga qabo in Soomaaliya laga soo saaro shidaal.
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee maanta la soo geba-gebaynayo, iyo khudbadihii ay Ethiopia iyo Soomaaliya ka jeediyeen.
Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka ka dhex taagan Soomaaliya iyo Ethiopia, keenista ciidamo ka socda Masar, iyo Djibouti oo soo bandhigtay hindise ay dooneyso in lagu xalliyo mushkiladda taagan.
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay gaashaanbuurta NATO oo 75 sano jirsatay iyo caqabadaha uu ururku wajahayo xilligan, ayada oo Ruushku uu duullaan ku qaaday Ukraine.
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta Al-Shabaab ay Beledweyne uga dhigteen magaalada labaad ee weerarada ugu badan ay ka fuliyaan kadib Muqdisho.
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista ay la kulmaan weriyayaasha ka soo warrama goobaha colaadaha.
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay is-cafinta iyo ahmiyadda ay u leedahay colaadaha, gaar ahaan bulshada Soomaalida.
Kuwo kale