Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Mareykanka oo wajahaya halis la xiriirta Vitamin D


Calcium Vitamin D
Calcium Vitamin D

Dalka Maraykanka waxaa caan ka ah in dadku ka adeegtaan dukaamada lagu iibiyo dawooyinka Vitamin-ada si ay sare ugu qaadaan difaaca iyo adkeysiga jirkooda.

Dhaqaatiirta caafimaadka ayaa sheega in ay arritaasi ugu wacan tahay in cunooyinka ay dadku cunaan aanay ka wada helin Vitamina-da jirkoodu u baahan yahay, taa darteedna ay lagama maarmaan noqotay in lagu kabo dayooyin Vitamins ah.

Soomaalida daggan dalkan Maraykanka ayaa hase ahaatee badidooda waxay si wayn iibsadaan Vitamin D-ga oo muhiim u ah caafimaadka lafaha kaasoo ay sheegaan in uu jirkoodu aad ugu yaryahay.

Haddaba maxaa ugu wacan in dadka Soomaalida ah uu jirkoodu aad ugu yar yahay Vitamin D-ga marka lala bar bardhigo bulshooyinka kale ee dalka Maraykanka, maxayse u baahan yihiin inay sameeyaan si ay sare ugu qaadan heerka Vitamin D-ga ee jirkooda.

Waxaa warbixin arrintaas ku saabsan diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan.

Dhageyso Warbixinta Vitamin D-ga iyo Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:14 0:00


XS
SM
MD
LG