Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sanad kadib soo ifbixii cudurka COVID-19, waa sidee dhaqaalaha caalamka, maxaase laga bartay cudurkaas safmareenka ah? Jamal Ahmed Osman ayaa soo diyaariyay, soona jeedinaya.