Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee ayay haweenka Muruqmaalka ah u saameeysay qalalaasihii ka dhacay Muuqdisho?


Barnaamijka Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sida ay haweenka muruqmaalka ah u saameysay qalalasihii hubeysnaa ee dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaan barnaamijka marti ku ah oo aarintaasi falanqeyneysa Guddoomiyaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Axmed Gabale.

halkan ka dhageyso barnaamijka oo ay soo diyaarisay Caasho Ibrahim Aden

Qoyska: Sida ay haweenka Muruqmaalka ah u saameeysay qalalaasihii ka dhacay Muuqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:31 0:00


XS
SM
MD
LG