Barnaamijka Haweenka iyoqoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay saddex waxyaabood oo inta badan dumrka u horseeda in ay cayilaan marka ay dhalaan ka dib.
Dumar badan oo Soomalaiyeed ayaa waxa ay dareemaan in miisaankoodu uu kordho marka ay dhalaan ka dib iyagoo aan ku talgo galin. Haddabada, Maxay yihiin sababaha ugu waaweyn ee keena in gabadha soomaaliyeed ay cayisho marka ay hooyo noqoto oo ay ilmo dhasho.
Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran. Waxaa soo diyaarisay Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud)