Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ka digaya in dhaqdhaqaaq la'aanta jireed ay horseedi karto horumarinta iyo sare u kaca cudurrada aan la isqaadsiin karin ee daciifka ah iyo malaayiin dhimasho ah.
Lisa Schlein ayaa warbixintan VOA-da uga soo dirtay Geneva, waxaana soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aadan.