Dibad-baxayaal taageeraya Falastiiniyiinta ayaa qabsaday dhismo ku yaalla Jaamacadda Columbia Talaadadii iyaga oo ka mudaaharaadaya dagaalka ay Israa’iil ka waddo Qaza.
Xaaladda Caafimaad ee Madaxweynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter, oo ah 98-jir ayaa laga walaacsan yahay kadib markii laga saaray isbitaalka, isla markaan lagu celiyay gurigiisa, halkaas oo uu ku helayo daryeel caafimaad "waqtigiisa harsan", sida ay Sabtidii sheegtay xarunta the Carter Center.
Warbixinta sanadlaha ah ee shirka amniga Munich ayaa lagu ogaaday in mawqifyada caalamiga ah ee Ruushka iyo Shiinaha, oo ay ku jiraan dalalka Afrika, ay isbeddeleen tan iyo markii ay xukuumadda Kremlin-ka weerartay Ukraine.
WASHINGTON — Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee aad Sabti walba dhageysataan, waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).
Qarax maanta lala beegsaday guriga guddoomiye ku xigeenkii hore ee degmada Dhaarkiinley ee Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay wiil 14 jir ah oo ay daris ahaayeen guddoomiye ku xigeenka.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Falastiin ayaa sheegay in Israa’iil ay kala noqotay sharcigii xagga safarka, taas oo qayb ka ah tallaabooyin ciqaab ah oo ka dhan ah Falastiiniyiinta oo xukuumadda cusub ee mayalka adag ee Israa’iil ay maalmo kahor ku dhawaaqday.
Xubnaha xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Koongareeska Maryakanka ayaa markii lixad ku guuldarreystay inay doortaan afhayeenka aqalka hoose, waxaana Kevin McCarthy oo ay xisbigu doonayaan inuu noqdo afhayeenka uu ku guuldarraystay inuu helo 218-ka cod lix jeer oo codeyn ah.
Sanadka cusub ee 2023 ayaa si rasmi ah u bilowday, waxaana barnaamij gaar ah oo aan dhageysteyaasha ugu talagalnay soo jeedinaya Caasha Ibraahim Aadan iyo Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari).
Wasiirka Difaaca Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa safar ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamul goboleedka Jubaland, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka ATMIS ee Midowga Afrika.
Warbixin ay daabacday jariidadda Washington Post ayaa lagu sheegay in ilaalada Itoobiya iyo dad tuulo joog ah ay 83 maxbuus oo u dhashay qowmiyadda Tigray ay ku xasuuqeen xero ku taala koonfurta Itoobiya bishii November ee sannadki hore.
Waxaa sii kodhraya gargaarka caalamiga ah ee gaaraya gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya, taasoo soo afjareysa go’doomin muddo bilo ah ku jirtay kadib markii dhinacyadii dagaallamayay ay ku heshiiyeen xabbad joojin.
Madaxweynaha Ukraine Valadamir Zeleniski ayaa muuniyey inuu diyaar u yahay wadahadal uu la galo Ruushka, haddii ayuu yiri, wadahadalkaasi uu soo celinayo xuduudaha waddankaasi, islamarkaana dadkii dhibaatadu kasoo gaartay dagaalka magdhow la siinayo.
Barnaaminka Haweenka iyo Qoyska waxaa toddobaadkan marti ku ah Rowda Cabdulahi Colaad oo ku takhasustay daryeelka dhimirka, ahna guddoomiyihii hore ee degmada Waaberi.
Ciidamada Ukraine ayaa dib u qabsaday magaalo kale oo istiraatiiji ah oo ku taalla bariga dalkaasi oo lagu magacaabo Lyman, iyada oo wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ay shalay xaqiijisay inay ciidankoodu ka baxeen magaaladaasi.
Kuwo kale