Mekele —
Waxaa sii kodhraya gargaarka caalamiga ah ee gaaraya gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya, taasoo soo afjareysa go’doomin muddo bilo ah ku jirtay kadib markii dhinacyadii dagaallamayay ay ku heshiiyeen xabbad joojin.
Fred Harter ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden.