WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee dowladda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye. Barnaamijka waxaa soo saartay halkanna ka soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
Madal