Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Eeyo ka qeyb-qaadanaya sugidda amniga Muqdisho


Eeyo ka qeyb-qaadanaya sugidda amniga Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay ku rajo weyn yihin in Eeyo ay geeyeen baraha koontarollada Muqdisho ay ciidankooda ka caawin donaan sugidda amniga iyo ka hortagga baabuurta waxyaabaha qarxa lagu soo xiro.   Weriyaha VOA, Cabdulqaadir Cabdulle ayaa warbixintan ka so diray Muqdisho.

Madal

XS
SM
MD
LG