Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalka Gaza oo lagu la’yahay 21,000 caruur ah


Dagaalka Gaza oo lagu la’yahay 21,000 caruur ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:11 0:00

Dagaalka ka socda Gaza ayaa sabab u noqday in la waayo 21,000 oo caruur ah, iyadoo qaar badan oo ka mid ah laga cabsi qabo in ay ku hoos jiraan burburka hoostiisa, halka qaarna laga yaabo inay xiran yihiin, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Save the Children Isniinta.

Madal

XS
SM
MD
LG