Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toddobaadka Soomaalida ee Minnesota


Toddobaadka Soomaalida ee Minnesota
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:55 0:00

Gobolka Minnesota waxaa lagu soo gaba-gabeeyay bandhigyadii toddobaadka Soomaalida oo lagu xusayay maalmaha xorriyada Soomaaliya. Bandhigyada waxaa ka mid ahaa tartan ciyaaraha kubbada cagta oo ay ka qeybgaleen kooxo Soomaalii ah. Warbixintan waxaa Minnesota ka soo diray Mascadde.

Madal

XS
SM
MD
LG