Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Kenya ‘oo helay’ meydka sideed haween ah


Booliska Kenya ‘oo helay’ meydka sideed haween ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:40 0:00

Ciidamada booliska Kenya ayaa maanta sheegay in maydka sideed haween ah laga helay meel qashinka lagu qubo oo ku taala meel isku raran ah oo ku taala magaalada Nairobi, iyagoo intaasi sii raaciyay inay ku daba jiraan cidda lala xidhiidhinayo falkan.

Madal

XS
SM
MD
LG