Soomaaliya oo u abaal gudaysa shacabka Sudan
Dowladda Soomaaliya ayaa deeq waxbarasho siisay arday ka socota Sudan oo ku sugan Muqdisho, kuwaas oo ka soo cararay colaadda dalkooda. Dowladda ayaa sheegtay in ay tani ugu abaal gudeyso dalka Sudan oo deeq waxbarasho horey u siiyey kumanaan arday Soomaali ah. Cabdulqaadir OK ayaa faah-faahinaya
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025
SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025
Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025
Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025
Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025
Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025
Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal