Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysiga wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala


Wareysiga wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala
please wait
  • Auto
  • 240p
  • 360p
  • 480p
  • 720p
  • 1080p

No media source currently available

0:00 11:20 0:00
  • Auto
  • 240p
  • 360p
  • 480p
  • 720p
  • 1080p

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa ku sugan dalkan Maraykanka, halkaasi oo uu jaaliyadda Soomaalida kula kulmay magaalooyinka, Minneapolis, Seattle iyo Columbus. Al-Cadaalla ayaa nagu soo booqday xarunta VOA ee Washington.

Madal

XS
SM
MD
LG