Meydka xildhibaan oo laga helay Wajeer
Magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya waxaa ka taagan buuq iyo xiisad maalintii labaad kadib markii shalay duleedka Wajeer laga helay maydka xildhibaan Hussein Yuusuf Axmed oo ka tirsan golaha deegaanka Wajeer oo la la’ aa muddo ka badan 30 cisho. Axmed Xuseen ayaa faah-faahinaya.
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025
SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025
Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025
Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025
Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025
Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025
Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal