Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barasaabka Wajeer oo xil sare qabtay


Barasaabka Wajeer oo xil sare qabtay
please wait
  • Auto
  • 240p
  • 360p
  • 480p
  • 720p
  • 1080p

No media source currently available

0:00 4:32 0:00
  • Auto
  • 240p
  • 360p
  • 480p
  • 720p
  • 1080p

Guddooomiyaha maamulka gobolka Wajeer Axmed Cabdullaahi Jiir ayaa dhawaan loo doortay madaxa golaha guddoomiyayaasha goballada dalka Kenya. Axmed wuxuu noqonayaa qofkii ugu horreeyay oo Muslim ah ama Soomaali ah oo jagadaas qabta. Warbixintan waxaa Mandheera ka soo diray Axmed Xuseen.

Madal

XS
SM
MD
LG