Falanqeynta doorashada Mareykanka
Ayada oo doorashada madaxweynaha Mareykanka ay dhaceyso maanta, ayaa ra’yi ururintii ugu dambeysay waxay muujineysa in tartanku adag yahay, oo aad la isugu dhow-yahay,. Hadaba doorashadan iyo waxa ku xiriira ayaa waxaa fallanqeynaya madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA Cabdiraxman Yabarow.
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025
SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025
Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025
Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025
Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025
Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025
Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal