Wareysi: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxman Cirro
Ayada oo berri ay dhaceyso doorashada Somaliland ayaa VOA waxay wareysiyo la yeelatay, murashixiinta Kulmiye, Muuse Bixi, Cabdiraxman “Cirro” oo ah murashaxa Waddani, iyo Faysal Cali Waraabe, murashaxa UCID. Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa wareysiga Cirro. Waxaa qaaday Sahra Ciidle.
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025
SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025
Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025
Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025
Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025
Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025
Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal