Warbixinta isbitaallada gaarka ee Muqdisho
Isbitaalalda sida gaarka ah loo leeyahay ee Muqdisho ku soo batay ayaa haatan bixiya addeegyo ay dadka Soomaalidu markii hore dibedda u tagi jireen. Qoysas iyo lamaanayaal fara badan ayaa haatan helay addeegga bacriminta ugxanta ee loo yaqaan IVF. Warbixintan waxaa soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Qeybaha kale
-
Nofembar 29, 2024
Shilalka oo kusoo badanaya W/Bari Kenya
-
Nofembar 28, 2024
Wareysiga Jamaad Fiin
-
Nofembar 28, 2024
Xiisadda DF iyo Jubaland oo ka sii dartay
-
Nofembar 27, 2024
Trump oo ku hanjabay masaafurinta malaayiin
-
Nofembar 27, 2024
Soomaalida Ontario oo ku shiray Niagara Falls
-
Nofembar 27, 2024
Turkey iyo Mareykanka oo isku haya Xamaas
Madal