Masjidka Abuubakar oo loo hanjabay
Madaxda Masjidka Abuubakar, mas’uuliyiinta gobolka Minnesota ee lasoo doorto iyo booliska magaalada Minneapolis ayaa xalay shir jaraa'id ku qabtay Masjidka. Shirkan ayaa daba socday hanjabaad masjidka loo soo diray. Mascadde ayaa arrintan ka wareystay imaanka Masjidka Sheekh Mowliid Khaliif Cali.
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025
SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025
Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025
Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025
Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025
Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025
Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal