Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Jimmy Carter oo geeriyooday


Madaxweyne Jimmy Carter oo geeriyooday
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

Waxaa shalay gurigiisa oo ku yaalla gobolka Georgia ku dhintay Madexweynihii Mareykanka ee 39-aad Jimmy Carter oo xilka soo qabtay intii u dhaxeysay 1977 ilaa 1981-kii. Carter ayaa ahaa 100 jir. Haddaba waxaan noloshii Carter ka wareysanay madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxaman Yabarow.

Madal

XS
SM
MD
LG