Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DF Soomaaliya oo lagu eedeeyey dhul-boob


DF Soomaaliya oo lagu eedeeyey dhul-boob
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhaya canbaareynta iyo dhaliilaha loo jeediyo dowladda Soomaaliya oo xildhibaanno badan iyo mucaaradkuba ay ku eedeeyeen inay boobayso dhulka danta Guud. Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan soo diray.

Madal

XS
SM
MD
LG