Muhaajirin la doonayo in la geeyo Guantanamo
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu qorsheynayo in 30,000 oo qof oo ah "dambiileyaal sharci-darro ku jooga Maraykanka", sida uu halka u dhigay, lagu xiro xabsiga caanka ah ee Guantanamo Bay, oo tan iyo weerarradii 9/11 loo adeegsaday in lagu xiro kuwa lagu tuhmo argagixisada.
Qeybaha kale
-
Febraayo 21, 2025
Dacaayadda Ruushku ku bixiyey Faransiiska
-
Febraayo 21, 2025
Nigeria oo sare u qaadeysa dhoofinta beeraha
-
Febraayo 21, 2025
Fiqi: Ma jirto in RW Rooble loo Diiday Warqad Safar
-
Febraayo 21, 2025
Fiqi: Siciid Deni wuu diiday inaan caawinno.
-
Febraayo 20, 2025
Burundi oo la tacaaleysa qaxootiga DR Congo
-
Febraayo 20, 2025
Myanmar oo masaafurisay boqolaal Shiinees ah
Madal