Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi ku saabsan Jubaland

Wareysi ku saabsan Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:00 0:00

Wasiirka Amniga  ee Maamulka Jubbaland, General Yusuf Dhuumaal ayaa sheegay in maamulku uu diyaar u yahay in la xaliyo khilaafka kala dhaxeeya dowlada dhexe oo uu sheegay inuu uu saameyn dhinaca amniga ku yeeshay Jubbaland.

Wasiirka oo VOA ay wareystay ayaa ka hadlay soo noqoshada uu Kismaayo ku soo noqday Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan oo dalka Kenya ku maqnaa.

Sahra Cabdi Axmed ayuu u warramay Gen Dhuumaal.

Madal

XS
SM
MD
LG