Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kaalinta ciidamada Turkey ee amniga Yurub


Kaalinta ciidamada Turkey ee amniga Yurub
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

Hoggaamiyayaasha qaaradda Yurub ayaa isku dayaya inay kor u qaadaan awooddooda militari, iyagoo shaki ka muujinaya sida ay Mareykanka uga go’an tahay difaaca Yurub. Turkiga, oo ah dalka labaad ee ugu ciidanka badan NATO, ayaa la sheegayaa inuu kaalin weyn ka ciyaari karo amniga qaaradda Yurub.

Madal

XS
SM
MD
LG