Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo culus oo ka dhacay Hiiraan iyo Sh/Dhexe


Dagaallo culus oo ka dhacay Hiiraan iyo Sh/Dhexe
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00

Maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ayaa weerarro culus maanta ku qaaday goobo ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Macawiisleyda ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo dagaallo culus ay ka dhaceen.

Madal

XS
SM
MD
LG