Warbaahinta dunida ayaa soo bandhigaya muuqaalo tusaya dadka ay saameeyeen abaaraha iyo macaluusha ay Qaramada Midoobay dhawaan ku dhawaaqday.
Waxa kale oo wali aad u qaxaya dadka Soomaalida ah ee ka baracaya koonfurta una gudbaya dhinaca xadka Kenya.
Warbixin iyo wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.