Madaxweynihii Venezuela hugo Chavez ayaa geeriyooday kadib markii uu in muddo ah la ildarnaa cudurka kansarka.
Sawirro: Hugo Chaves

5
Madaxweynihii Cuba Fidel Castro, iyo Hugo Chavez, Venezuela, December 22, 2003.

6
Madaxweynaha Cuba Raul Castro oo la kulmayay Hugo Chavez, garoonka diyaaraha ee Havana, Cuba, December 10, 2012.

7
Hugo Chavez oo wakhti uu roob da'ayay ka hadlayay mid ka mid ah ololihiisii doorashada, Caracas, October 4, 2012.

8
Chavez oo ka qeybgalay kulan gaar ah oo Golaha qaranku lahaa oo lagu xusayay maalinta xoriyyada, Caracas, Venezuela, July 5, 2012.