Hargeisa —
Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Dabagale ayaa ka digay in wax banaannbax ah la sameeyo, isagoo sheegay inuu fulinayo amarka Wasaaradda Arimaha Gudaha sida u sheegay warbaahinta.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.