Madaxweynihii hore ee dalkan Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in uu racfaan ka qaadan doono xukun ay riday xeer beeg magaalada New York kaasoo Trump ku helay inuu ku xad-gudbay haweeney qoraa ah oo lagu magacaabo Elizabeth Jean Carroll kadibna uu sumcad dil u geystay isagoo ku tilmaamay in ay been sheegtay.
Trump ayaa xukunkaasi ku tilmaamay mid ceeb ah.
Warbixin uu arrintan ka qoray wariyaha VOAda Ken Bredemeir waxaa inoo soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aaden.