HAMBALYADA IYO HEESAHA

Barnaamijka Hambalyada Iyo Heesha ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa heeso xiiso leh oo isugu jira qaraami, kuwii dhexe, iyo kuwii dambe. Waxaan sidoo kale idinku maqashiineynaa waraaqaha aad noo soo dirsateen.
Barnaamijka oo dhan ka dhageyso xagga hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

HAMBALYADA 03/01/2014