War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen dowladaha Sacuudiga iyo Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay booqashadii Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Ciidamada Israa’iil iyo dagaalyahannada Xamaas ayaa Isniintan dagaal culus uu ku dhex maray gudaha iyo hareeraha Khan Younis ee koonfurta Marinka Gaza, xilli dagaallo ay ka socdeen magaalada Gaza ee woqooyiga dalkaasi.
Ugu yaraan afar qof ayaa dhimatay, hal qofna waa la la’yahay kadib markii doon dalxiis oo uu dhirirkeedu yahay 16 meter ay ku degtay harada Maggiore ee waqooyiga Talyaaniga fiidnimadii Axadda.
WASHINGTON — Dhageysteyaal kusoo dhowaada Barnaamijkii Caaweyska Washington waxaa inoo soo diyaarisay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.
Maamulka waqooyi-galbeed ee Pakistan ayaa Axaddii xaqiijiyay inay xireen Injineer Shiinees ah oo lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyay diinta Islaamka.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda tababar ugu soo xiray cutubyo ka mid noqonaya Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.
Khubarada dhinaca saadaasha hawada ayaa saadaaliyay inay suuro-gal tahay in xaaladaha haatan jira ay suuro-gal tahay inay sii jiraan, taas oo uga sii daraysa abaaraha ka taagan gobolka Geeska Afrika.
Hoggaanka labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa ku guuleystay siyaasiyiin mucaaradka xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo.
Haweena iyo qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay shan ka mid ah lix carruur oo Soomaali ah oo hooyadood horraantii sanadka 2020 lagaga qaatay magaalada Grand Forks ee gobolka Minesota oo kowda bisha May lagu wareejiyay Axmed Aden Cirday oo awoowe u ah carruurta.
Barnaamijka waxaan toddobaadkan idinku hayaa Aabe Soomaaliyeed oo 53 jir ah oo guursaday 36 Xaas islamarkaana dhalay 89 carruur ah.
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan (November 20,2019) oo aanu ku eegeyno Sanduuqa Taban-taabo ee Xarunta Horumarinta Qoyska ee Guryosamo ee magaalada Muqdisho oo wadda qorshe ay dhallinyarada qaba baahiyaha gaarka ah uga caawineyso guurkooda.
Warbaahinta casriga ee ay bulshadu ku xariirto ayaa saamayn badan ku yeelatay qaabka ay dadku u kala war-qaataan, arrintan ayaa ah mid walaac ku abuurtay waalidiinta iyo sharci-dejiyayaasha caalamka.
Dr. Anisa Ibrahim waa dhaqtarad ku taqasusay caafimaadka carruurta, dhowaan ayaana loo magacaabay inay madax ka noqoto qaybta carruurta ee Xarunta Caafimaadka Harborview ee magaalada Seattle ee gobolka Washington, xaruntaas oo ahayd mid markii ay yareyd lagu daweyn jiray.
Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegeysa in 214 milyan oo haween ah oo ku jira da'da taranka oo ku nool waddamada soo koraya ee raba inay ka fogaadaan ama kala dheereeyaan uurka ayaan adeegsadaan qaab ka hortag oo casri ah.
In ka badan laba miliyan oo Muslimiin ah ayaa maanta taagan banka carrafo iyagoo gudanaya waajibaadka xajka ee sanadlaha ah ee sannadkan. Sheekh C/raxmaan Shariif, imaamka masaajidka Daarul Hijra ee magalada Mineaplis ayaa sharraxaya fadliga ay maalintani u leedahay muslimiinta
Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sheekada Ruquyo Kuusow iyo Ifraah Sucdi Xasan oo ah laba gabdhood oo iyagoo haysta shaqo xirfadeed mushaar sare leh haddana ka door biday inay iyagu isu shaqeeyaan.
Guud ahaan soomaalida ayaa waxay wali si wayn u hadal hayaan kufsiga iyo dilka maalintii Jimcha magaalada Gaalkacyo loogu geystay gabar yar oo 12 jir ahayd oo lagu magacaabo Caa’isha Ilyaas,
Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiradda ku saareyno dhibaatooyinka uu bulshada ku leeyahay gudniinka Fircooniga ah, iyo sida loo baa'bi'in karo.
Kuwo kale