Dooni siday in kabadan 1150 qof oo qaxooti ah oo ka soo qaxay dalka Yemen ayaa maanta April 26, 2015 ku soo xiratay dekedda magaalada Bossaso. Dadkan oo u badan Soomaali ayaa waxaa ku jira caruur haween iyo dad waayeel ah.
C/laahi Xaashi "Qoobdeero" oo ah wasiir-ku-xigeenka arrimaha gudaha Puntland, madaxna u ah guddiga maamulka Puntland uu u xilsaaray dib u dejinta qaxootiga Yemen ka soo qaxaya ayaa VOA u sheegay in qaxootiga ay u baahan yihiin in gacan loo fidiyo.
Hoos ka dhageyso wareysiga.
Your browser doesn’t support HTML5