FAO Oo Maal Gelisay Beeraleyda Deg. Baki

Boorama

Boorama

Ku dhawaad 80 beeralayda beeraha waraabka ee degmada Baki ee gobolka Awdal, ayaa ka faa'iideystay maal-gelintan.

Ku dhawaad 80 beeralayda beeraha waraabka ee degmada Baki ee gobolka Awdal, oo hay’adfa cuntada iyo beeraha ee FOA ku maal gelisay mashaariic la xidhiidha dhanka kor u qaadista wax soo saarka beeraha ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Boorama.

Kulankaasi oo loogu magacdaray soo noolaynta wax soo saarka beeraha ee Somaliland waxaa ka soo qaybgalay mas’uulyiin ay ka mid yihiin wasiirka Beeraha iyo Wasiirka xanaanada xoolaha iyo sidoo kale mas’uuliyiin ka socotay hay’adda cuntatada iyo Beeraha ee FOA.

Haashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixintan nooga soo diray Boorama.

Your browser doesn’t support HTML5

FAO oo maal gelisay beeraleyda Baki