Bishii Febraayo ee sanadkan 2018-ka ayuu maamulka Somaliland ku dhowaaqay inuu joojiyay gudniinka gabadhaha, islamarkaana sharciga lala tiigsado cid kasta oo gudda gabdhaha si aan waafaqsaneyn shareecada islaamka.
Haddaba barnaamijka Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkna aa ku saabsan sida ay dadku uga fal celiyeen in la xaaraantinimeeyo qodobka lagula kaco gabdhaha, iyo sida uu maamulku ku hubinayo dhaqan galka talaabadan.
Barnaamijka waxaa soo diyaarisay Caasho Ibrahim Aden.
Your browser doesn’t support HTML5