Khubaradii iyo aqoonyahankii ka qayb galay kulanka sanadlaha ah ee dhowaan ka dhacay magaalada Boras ee dalka Sweden ayaa soo saarsy war-murtiyeed ka kooban toddobo qodob.
War-murtiyeedkan ayaa qodobadiisa waxaa ka mid ah sidii laysu waafajin lahaa dhowr far-qoraal oo kala duwan oo farta MAAYGA ah oo la sameeyeye 35-kii ee ugu dambeeysay. Iyo in sidoo kale la ururiyo, la isku-duburid, la keydiyo qoraalada Af-Maay-ga iyo dhaqankaba.
Aadan Bataar oo ka mid ahaa aqoonyahankii ka qayb galay kulanka ayaa war muirtiyeedka u faah faahiyay Caasho Ibrahim Aden.
Dhageyso wareysiga warmurtiyeedka
Your browser doesn’t support HTML5