Haweenka iyo Qoyska: Wal-walka, Shakiga, iyo Cabsida

Wal-walka, isla hadalka, shakiga, cabsida, iyo kuwo kaloo badan waa xanuun ay la nool yihiin dad Soomaali badan oo daggan dalka Maraykanka. Waxaana jira duruufo badan oo keenaya in dadkaasi iyaga ah ay qaadaan xanuunada noocaas ah.

Waxaana barnaamija Mati ku ah Ayaan Xasan oo madax ka ah xarun lagu magacaabo TALO oo ku taala magaalada Columbus ee gobolka Ohio oo talo caafimaad siisa dadka qaba xanuunda ku dhaca maskaxda iyo kuwa sida wayn u qabatimay daroogada.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska