Haweenka iyo Qoyska: Cabsida dumarka ay ka qabaan in ilmaha lagu qalo.

Barnaamijka haweenka iyo qoyska oo ku saabsan cabsida dumarka uurka leh ay ka qabaan in ilmaha lagu qalo.

Kowthar Xirsi Muuse oo ka shaqeysa arrimaha caafimaadka bulshada ayaa marti ku ah barnaamijka oo arrintan ka sheekeyneysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran