Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Muumino Cabdi Caynab oo labaatankii sano e la soo dhaafay dagganeyd dalka Australiya.
Muumino waa hooyo dhowr iyo toban carruur ah kaligeed ku korisa dalkaasi. Waxa ay barnaamijka Haweenka iyo qoyska la wadaageysaa sida ay u egtahay nolosha qoyska Soomaaliga ah ee dalkaasi, iyo gaar ahaan sida ay ugu suurto gashay inay kaligeed dalkaasi ku koriso dhowr iyo toban carruur ah.
Your browser doesn’t support HTML5