Barnaamijka Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sida ay haweenka muruqmaalka ah u saameysay qalalasihii hubeysnaa ee dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho
Waxaan barnaamijka marti ku ah oo aarintaasi falanqeyneysa Guddoomiyaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Axmed Gabale.
halkan ka dhageyso barnaamijka oo ay soo diyaarisay Caasho Ibrahim Aden
Your browser doesn’t support HTML5