Afhayeenka xisbiga Kulmiye ee Somaliland Cabdinaasir Muxumad Xasan (Buuni) ayaa ka jawaabay eedeymo ay Aamina Cilmi Fariid oo u tartantay kursiga baarlamaanka Somaliland ee gobolka Awdal ugu jeedisay Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska xisbiga KULMIYE .
Aamino waxay ku sheegtay barnaamijka in ay xisbiga uga tagtay cadaadis ugu yimid qaar ka mid ah xubnaha xisbiga.
Dhageyso wareysi ay Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud) la yeelatay afhayeenka Kulmiye C/naasir Xasan (Buuni).
Your browser doesn’t support HTML5