Haweenka iyo Qoyska: Rajada Haweenka iyo Doorashooyinka Dalka

Guddiyada doorashada

Barnaamijka Haweenka iyo Qosyka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka aqalka sare iyo kan baarlamaanka ee dhowaan ka bilaaban doona Soomaaliya iyo rajada haweenku ka qabaan in ay kuraastaasi qaybtooda ka qaga fariistaan.

Dhageyso barnaamijka oo ay soo diyarisay soona jeedineyo Caasho Ibrahim Aden "Caashocuud"

Your browser doesn’t support HTML5

DHAGESYO BARNAAMIJKA HAWEENKA IYO QOYSKA OO DHAMEYSTIRAN