Wareysi: Madaxweyne Biden oo la-taliye sare u magacaabay Xamse Warfaa oo Soomaali ah

Maamulka madaxweyne Joe Biden ayaa la-taliyaha sare ee wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka u magacaabay Xamse Warfaa oo ah sarkaal sare oo Somali-Maraykanka ah oo ka tirsan dowlad-goboleedka gobolka Minesota.

Madaxweyne Biden ayaa u magacabay Xamse la taliyaha sare ee wasaaradda Arrimaha Dibadda qaybta xuquuqul insaanka iyo demoqraadiyenta.

Caasho Ibrahim Aden oo la xiriirta Xamse ayaa weydiisay sida uu u arko magacaabistiisa, dareenka ay galisay, howlaha horyaala, iyo su’aalo kale.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga Hamse Warfaa