Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xaaladda adag ee ay ku soomayaan qoysas badan oo Soomaliyeed oo ku nool xeryaha Dhadhaab.
Barnaamijka waxaa soo diyaarisay Caasha Ibrahim Aden.
Your browser doesn’t support HTML5