Xuddur: Caro ka dhalatay 'dhimashada askari tababar loogu qaaday Uganda'

Cabdulqaadir Maxamed Nuur

Magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed waxaa shalay ka dhacay bannaanbax ay sameeyeen dadweyne sheegay inay ka xun yihiin sida uu u dhintay askari ay sheegeen inuu ka mid ahaa askarta Soomaalida ee dhowaan tababarka loo geeyey dalka Uganda oo geeriyooday, maydkiisana dalka lagu soo celiyey.

Warbixintan waxaa Baydhaba kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Mudaharaad ka dhacay ka dhacay Xudur

Haddaba arrintan ayaa Caasha Ibrahim Aden waxay ka waraystay wasiirka gaashaandhigga ee dawladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysiga Wasiirka Gaashaandhiga