Wareysi: Faysal Cabdinuur oo abaal-marin uu siiyay Ruto

Feysal, Mandera MP

Waxaa toddobaadkan dalka Kenya laga xusay maalinta xorriyadda ee dalkaasi ee loo yaqaano Madaraka Day.

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa billado guddoon siiyay mas’uuliyiin loo aqoonsaday inay howl wanaagsan u qabteen bulshadooda.

Mas’uuliyiintaas ayaa waxaa ka mid ahaa Faysal Cabdinuur oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaan goboleedka Mandera.

Caasha Ibraahim Aadan oo khadka taleefanka Mandera ku la ciriirtay Cabdinuur ayaa weydiisay waxyaabaha ugu weyn ee uu ku muteystay abaal-marinta madaxweyne ee la guddoonsiiyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Faysal Cabdinuur oo abaal-marin uu guddoonsiiyey Ruto