Caweyska Washington: Cadar Axmed Kaahin iyo sheekooyin qosol leh

Washington Monument in the Fall

WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Cadar Axmed Kaahin oo nala wadaageysa sheekooyin qosol leh oo ku saabsan Soomaalida qurbaha. Sheeko kale oo ku saabsan maalqabeen 26 jir ah iyo dhaqaalaha xad dhaafka ah ee uu ka sameeyo baraha bulshada ayaad iyana maqli doontaan. Barnaamijka waxaa noo haysa Caasha Ibraahim Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington