Barnaamijka Bandhiga VOA

Your browser doesn’t support HTML5

Dabayaaqadii sannadkii hore ayaa Soomaaliya ay ku guulasatay in laga cafiyo deynta, haddaba sideed bilood ka dib maxaa iska bedelay dalka? Soomaaliyase miyey qaadatay deyn cusub? qodobadaas iyo kuwo kaleba waxay ku jiraan barnaamijka Bandhiga VOA